SOMALIA:-Kooxda Filimaanta ee Hollywood oo Xassan Gurguurte ka codsaday inow ku biiro!!

26052112Fadeexad aad u weyn ayaa ku dhacday Xassan Sheekh Maxamuud kadib markii uu caado iyo dhaqan ka yeeshay qosol aan u jeedo lahayn iyo masawiro uu la galo ragga iyo dumarka gaalada ah, isagoo aad moodo ino iska dhigayo kooxaha fisqiga iyo heesaha qaada oo kale!.

Qaar kamid ah Wargeysyada dalka Jaban ayaa waxaa cinwaan looga dhigay “Hollywood oo dalbaday in Xassan uu kamid noqdo” iyadoona lagu amaanayay inuu yahay nin ku wanaagsan jilliinka riwaayadaha iyo filimaanta.

Masawirka hoose ayey soo qaadanayeen wargeysyada, iyagoo sharaxaad ka bixinayay habka uu xassan isku qaloociyay iyo sida uu u qoslayo.

A TANAKA

XIGASHO HARAR24.COM

Voice Of Somalia-Banaadir Post.