Axmed Madoobe oo Addis-Ababa u Duulay, Puntland oyo Kenyana Cagta Soo Marinaya!.

26268709Axmed Madoobe ayaa goordhow u duulay Dalka Itoobiya Magaalada Addis-Ababa, waxay u muuqataa Itoobiya iyo Kenya in ay Xassan Gurguurte u dhigayaan shirqool uusan ka bixidoonin, Ciidamada Kenya hadda waxay ka baxeen Raaskambooni iyo deegaano kale, sidoo kale Itoobiya ayaa laga baqayaa Baydhabo iyo Magaalooyin kale in ay Ciidankeeda kala baxdo.

Itoobiya iyo Kenya ayaa wata dano gaara oo ay Soomaaliya ka leeyihiin, Axmed Madoobe wuxuu sidoo kale tagayaa Puntland sida aan warar hoose ku helayno, kadibna wuxuu ka dagayaa Kenya, ma’ahan wax cusub ninkii Soomaaliya ee meel loo dhiibo in uu Kenya iyo Itoobiya u dhaxeeyo.

Dhinaca kale Xassan Gurguurte ayaa Reer Galbeedka ku mashquulsan laakiin waxaa kadaba shaqaynaya Itoobiya iyo Kenya.

Maxamed Xaamud 
Somalimidnimo.com 

http://somalimidnimo.com/salafi/2013/06/axmed-madoobe-oo-addis-ababa-u-duulay-puntland-iyo-kenyana-cagta-soo-marinaya/
SAXAAFADA SILOON”RADIO REER HEBEL” IYO SOOMAALI!
Cabdiraxman Yabarow”VOA” iyo Cawil Daahir”Universal TV”
Maxaa farta loogu Fiiqay?

26267174 (2)

Voice Of Somalia-Banaadir Post.