“Dukaanka Eedo Caasho horteeda waxa jooga waa dhalinyaro shabaab hoos kala shaqeeya kuwa dowladda katirsan ayaa iyana laga yaabaa in ay shabaab yihiin”ayuu warkiisa sii raaciyay Xasan Sheekh.
“Annaga iyo Shabaab waxa aan isku heyno waa shacabka haddii askarigii dowladda uu isbaaro dhiganayo oo uusan anshax laheyn iyana ay dadka ku dhaxjiraan aawday dowladdii”!! ayuu yiri Xasan Gurguurte.
Mas’uulka ugu sareeya dowladda Federaalka ayaa shacabka magaalada Muqdisho ku dhaliilay inay garab iyo gaashaan u yihiin xarakada shabaabul Mujaahidiin “Dukaanka Eedo Caasho horteeda waxa jooga waa dhalinyaro shabaab hoos kala shaqeeya kuwa dowladda katirsan ayaa iyana laga yaabaa in ay shabaab yihiin”ayuu warkiisa sii raaciyay Xasan Sheekh.
Khalad dhanka naxwaha ah ayaa ku jiray hadalkan ah: “dukaanka eedo caasho horteeda” waxay ahayd in Xasan Sheekh yiraahdo: “dukaanka eedo Caasho hortiisa
Voice Of Somalia-Banaadir Post