DHAGEYSO-Gabay ku socda Xabashida Duulaanka ah”WARMOOG”

Wuxuu gabaygan  shacabka xasuusinayaa  dhibaatooyinkii Guracnaa Itoobiya ka gaystay Muqdisho oo ah Caasimada Soomaaliyeed isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay dadka haatan ku dhawaaqaya Itoobiya inaysan ahayn tii hore.

“Waxa weega dhacayaa ma jiro wariye sheegaahe
Waa taa Amxaar iyo Tigree la walaalowye”

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS