DHAGEYSO:-Beelaha dega Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku shirsan degmada AADAN YABAAL.

Image

Magaalada Aadan Yabaal ee wilaayada shabeelada dhexe waxaa ka furmay kulan ballaaran oo u dhaxeeya xarakada shabaabul Mujaahidiin iyo odayaasha dhaqanka beelaha.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah waxaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin ka arrinsashada duullaanka cadawga soo jireenka soomaaliya uu dalka kusoo qaaday iyo kaalinta qabaa’iladu ku leeyihiin difaaca diinta iyo dalka.

ku dhawaad 200 oo katirsan odayaasha dhaqanka beelaha dega Shabeelaha dhexe ayaa kulanka ka qeyb gelaya sidoo kale ducaad iyo mas’uuliyiin katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kulanka ka qeyb qaadanaya.

https://archive.org/embed/voiceofsomalia.net

Voice Of somalia-Banaadir Post