DHAGEYSO:-“Maxaan dhimay”Gabay qiiro kulul iyo Abwaanad Rooda Ibrahim A. Gurey (Af-Janno)

Image

Abwaanadda Soomaaliyeed ee caanka ku ah gabayada ayada oo marar badan tirisay Gabayo ay ku cabirayso dhibaatooyinka baahsan ee umadda Soomaaliyeed ku habsaday gaar ahaan Halganka lagu Xoreynayo Ogaadeenya.

Gabaygan oo sida ka muuqata su’aalo ubadan wuxuu ka turjumaya sida ay umadda Soomaaliyeed u tahay ul & dirkeed waxayan Abwaanadu muujianysaa bisayl & hanka sare ee shacabka Ogaadeenya waxayan ku faanaysaa in ay gobanimo doontahay oo aysan samaynin wax aan caalmku soo marin, Abwaanadu waxay ku dhaadanaysaa in uu allaah ka dhigay Soomaali isla markaasna waxay qeexaysa sida ay xaq ugu leedahay in ay ku noolaato meel kasta oo Soomaali dagan tahay.

Voice OF Somalia-Banaadir Post