DHAGEYSO:- Dowladda oo ku Dhawaaqday iney Eeyo u adeegsaneyso Amaanka Muqdisho.

Image

Wasiirka Gaashaandhiga ee dowladda Federaalka Maxamed Xasan Xaamud oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho waxa uu sheegay iney R/wasaaraha isla garteen in sugidda amaanka magaalada Muqdisho loo adeegsado Eeyaha!!.

Wasiirka waxa uu xusay in goordhaw Muqdisho ka bilaabi doonaan iney amaanka magaalada u adeegsadaan Eeyaha maadaama saraakiisha iyo guud ahaan ciidamada ku fashilmeen iney sugaan amaanka oo ay ka hortagaan qaraxyada iyo weerarada joogtada ah ee ka dhacaya gudaha magaalada Muqdisho.

HOOS KA DHAGEYSO.

 

Voice Of Somalia-Banaadir Post