DHAGEYSO:-Dhiig baxa Kenya iyo Dhimir La’aanta Uhuro Kenyata.

Image

Idaacadda Alfurqaan ayaa warbixin kooban ka diyaarisay mashaakilka kataagan wadanka kenya oo kamid ah dalalka Ciidamada usoo diray dalka Soomaaliya.

Warbixinta oo Loogu Magac daray Dhiig baxa Kenya iyo Dhimir La’aanta Uhuro ayaa diirada Lagu saarayaa amaan xumida ka jirta Kenya iyo sida Madaxweynahooda ugu damqan waayay dhibka heysta dadka uu madaxda u yahay.

HOOS KA DHAGEYSO.

 

Image

 

Voice Of Somalia-Banaadir Post