DHAGEYSO:-Sheekh Xasan Takar oo ka hadlay Xeriirka ka dhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

31483436

Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo nagu soo booqday idaacadda alfurqaan ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa yahuudu kawado Magaalada Gaza oo lagu dilay dad badan oo falastiiniyiin ah.

Sheekha waxa uu sheegay in imtixaanka heysta shacabka dulman ee falastiin ay daawanayaan xukaamta carbeed.

wuxuu xusay in yahuudu ay cagta saartay wadadii burburka iyadoo haatan wajahayso iska caabin xoogan islamarkaana jihaadiyiin ay kasoo baxeen Suuriya iyo Lubnaan.

Wareysiga sheekh Xasan Takar aynu ka qaadnay ayuu sidoo kale kaga hadlay xeriirka udhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

HOOS KA DHAGEYSO

 

COPY RIGHT-KA CODKA WAXAA LEH RADIO ALFURQAAN-SOMALIA.

Voice Of Somalia-Banaadir Post