Walaac xoog leh ayaa Xasan Sheekh la soo dersay waxaana ku furan qul qulatooyin siyaasadeed waxaana aqoon yahanadu sheegayaan in dantii laga lahaa oo in wax laga saxiixda ahayd laga gaaray lana joogo waqtigii la eryi lahaa.
Xasan Sheekh oo dhawaan sheegay in uu baahi iyo rafaad daran ku soo koray wuxuu ka baqdin qabaa in xilka laga xayuubiyo sidaana ku waayo kursiga haadaanta ka riday ee iminka uu ku fadhiyo.
Warbixinta waxaa ku jira codka Xasan Sheekh oo ka sheekeynaya daruuftii uu ku soo barbaaray iyo dhibaatooyinkii dhanka gaajada ee uu soo maray.
Voice Of Somalia-Somali Leaks
Pingback: DHAGEYSO:-Baqdinta Xasan Sheekh iyo baahiduu ku soo koray. | banooni