Baarlamaanka Muqdisho oo eryay Cabdiwali Sheek

 

32752069 (1)

Xildhibaanada baarlamaanka Muqdisho  ayaa cod aqlabiyad ah kalsoonida ugula noqday Cabdi Wali Sheekh,boqolaal xildhibaan ayaa la sheegay in ay eryeen Cabdiwali Sheekh, guddoomiyaha baarlamaanka Jawaari ayaa gaba gabadii kulanka ku dhawaaqay in xukuumaddu ay dhacday wuxuuna Xasan Sheekh ka codsaday soo magacaabista R/wasaare cusub.

LA SOCO WIXII XIGA.INSHA ALLAH.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.