Mas weyn oo lala yaabay oo xasuuq ku haya Ciidanka Amisom ee ku sugan Baraawe!

 32760915

Tv-ga wadanka Uganda ayaa shaaciyay Muqaalka mas wayn oo mucjiso ah kaas oo soo weeraray xerada ay ciidanka Amsom kaga sugan yihin Magalada Baraawe halkaas oo uu ku dilay 10 askari Maskan ayaa waxa uu markii danbe u baxsaday dhanka Xeebta isaga oo bad qaba waxaana lasoo Daristay Ciidankii Baraawe Joogay Cabsi Xoogan oo ay ka qabaan Maskaasi.

Muqaalka ayaa waxa uu muujinayaa Maska oo xili dharaar cad ah mid mid u qaninayay Askarta iyada oo uu askari waliba oo uu qaniino Maskani uu horay kasii nafbaxayay.

Dadka ayaa waxay ku macneeeyaye Dhacdadan Masiibo uu ALLE  u soo diray Ciidamada AMisom ee kusugan Gudaha Dalka Soomaaliya.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.