DHAGEYSO:Gudoomiyaha Marko: “Marko Wey Burbursan Tahay, Dadkiina Wali Wey Ka Maqan yihiin”

32794183

Gudoomiyaha magaalada Marko Shabeelada hoose  ee DF Maxamad Yariisow ayaa sheegay in magaalada Marko wali burbursan tahay dadkuna ay 100% (Boqolkiiba sideetan) ka maqan yihiin wuxuuna eedda arrintan dusha uga tuuray gudomiyaha Shabeelada hoose Cabdulqaadir Siidii iyo maamulka Xassan Sheekh.

Yariisow ayaa sheegay in Marko ay noqotay meel colaadeed oo dib u dhacday, isagoo sidoo kale eedeyn u jeediyay hey’ado halkaasi ka hawl gala oo uu ku tilmaamay kuwa dano gaar ah u yimid.

Maxaamd Yriisow Gudoomiyaha Marko

XIGASHO:Radio Alfurqaan.