DAAWO FILIM CUSUB:Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay.?

33026751

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa filim xiiso leh ka diyaarisay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo loogu magac daray (Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay).

Sida magaca laga dheehanayo wuxuu filimku soo bandhigayaa horumar dhan kasta ah oo ay magaalada ku tallaabsatay sida:- amniga, ganacsiga, wax barashada, caafimaadka, beeraha, bilicda iyo kuwa kale.

Qofkey muddo fog ugu dambeysay magaalada ee daawada filimkan wuxuu dareemayaa is badal weyn, halka qofka aanan wali arag uu su’aalo badan iska weydiinayo.

Xigasho Radioalfurqaan.com.