MUQDISHO-Kulankii Barlamaanka Muqdisho Fashil ku soo dhamaaday

33209952

Kulankii Barlamaanka Muqdisho   Fashil ku soo dhamaaday, Kulankan oo ay soo Xaadireen 200 oo Xildhibaan ayaa  laalay ama la  diiday Inay aqbalaan Codsigaa Ra’iisu asaaha Soomaaliya C/Rshiid Cali Sharmaake.

Ra’iisul Wasaaaraha Somalia ayaa Codsaday in la siiyo 10 casho oo dheeri ah , laakinse arintaasi ayaa  ka biyo diiday Madaxda Baarlamaanka Soomaalia .Intaas kadib ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee Kudlooyinka waxay buuq kala hortageen khudbadii Ra’iisul Wasaaraha, markii uu hadlay, isla markaana uu dalbaday in la siiyo 10-maalmood oo dheeraad ah.

La soco wixii  soo kordha.

Voice Of Somalia-Somali Leaks