Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ah Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa ka hadlay madaxda Dowladda ee ka baqaya sababo ammaan inay udegaan degmooyinka ay sida weyn kaga howlgalaan shabaabul mujaahidiin.
Wuxuu ugu baaqay wasiirada Dowladda Federaalka inay ka guuraan nawaaxiga madaxtooyada oo ay degaan Jidka warshadaha iyo Suuqa xoolaha ee Muqdisho.
“Magaalada nalal ayaan ku xirnay marka shacabku wuxuu ubaahanyahay in la dhex dego”ayuu yiri Muungaab.
“Jidka warshadaha hareerahiisa soo dega,Suuqa xoolaha soo dega, halkaan ayaad xukuntaan ee ma ahan hareeraha madaxtooyada oo kaliya”ayuu yiri Muungaab
HOOS KA DHGAYSO
Voice Of Somalia-Somali Leaks.