VIDEO:- Abdi Ilay oo Hotel Dhexdii lagu Garaacay

33493040

Abdi Iley oo Madaxa maamulka Kililka oo  safar dhuumalaysi ah ku jooga Dalka Maraykanka Gaar ahaana Caasimada Washington ayaa  loogu galay hotelka.

Abdi Iley ayaa ku war helay feer iyo dad  dhalinyara oo hareerihiisa taagan wax isku day ah ama uu ku baxsado waa uu samayn kariwaayay balse erayga “fuck you”  wax aan ahayn afkiiso  kari waayay.

Nin aad u geesi ah oo dhalinyara ah ayaa ku dooday in ninkaani uu yahay Dhiigya cab ayna mudantahay in la horgeeyo Maxkamada Danbiyada Caalamiga ah ee loo soo gaabiyo ICC, taasi oo wiilaasi dhalinyarada ahi uu ku hanjabay in uu Boolisa wici doono  siloo dhaadhiciyo Danbiile Abdi Iley.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.