DHAGEYSO:-Cabdi Waal “Wax Soconaya Ma Ahan Hawsha Uu Xassan Sheekh Ka Wado Dhuusomareeb”

33599859

Hogaamiye kooxeedka Cabdi Nuure Siyaad oo u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dhaliilay qorshaha uu Xassan Sheekh u tagay magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud.

Wuxuu sheegay ineysan marnaba macquul ahayn in la aqbalo qorshaha Xassan ee ah in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe laga weeciyo Dhuusomareeb taasoo buu yiri in illaa iyo hadda la isku mari la’yahay.

Cabdi ayaa Xassan ku eedeeayay inuu yahay nin fikrado shisheeye ku shaqeeya oo aanan marnaba u diyaarsaneyn maslaxadda ummada Soomaaliyeed, wuxuu tusaale usoo qaatay in markii uu imanayay magaalada Dhuusomareen uu aamini waayay dadka uu la kulmayay islamarkaana uu soo kacaystay dayuurad ciidamo shisheeye sida.

HOOS KA DHAGEYSO

Voice Of Somalia-Somali Leaks