Khudbad uu Xasan Sheekh sanad ka hor ka jeediyay xaflad Amxaarada iyo Wayaanada Tigreegu ku qabsadeen Muqdisho taasi oo uu ku sheegay in aanay dhisme meleteri dowladdiisu ku howlaneyn Itoobiyana uu ku tilmaamayay in ay gacal iyo xigaalo soomaalida u yihiin.
Xasan Sheekh iyo xubno kale oo dowladda Federalka ka tirsan waxay marar badan aad u ammaaneen gumeystaha gummaadka dalka ku haya oo ay ku tilmameen in ay dhiigooda u soo hureen si ay soomaaliya u bad baadiyaan warkaasi oo ay ka muuqato in maskaxdooda lagu soo shubay.
Voice Of Somalia-Somali Leaks
Pingback: Somalia: A Rudder less Nation-State under President Hassan Sheikh - WardheerNews
Pingback: Somalia: A Rudder less Nation-State under President Hassan Sheikh | Welcome to Lafweyne.com|