DHAGEYSO:-Idriis: “Garoonka Diyaaradaha Xamar Waxaa Ku Hoos Yaalla Xabsi Dadka Cidiyaha Looga Siibo”

33973279

Idriis Xassan Faarax oo ah siyaasi Soomaaliyeed oo dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa waxa uu sheegay in dalka Soomaaliya uu ka socdo gumaad joogto ah kana dhan  ah dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Wuxuu sheegay in dowladdu disho dadka shacabka ah, sidoo kalana shirkadaha iyo sirdoonada caalamiga ah u geyso dadka Soomaaliyeed kuwaasoo dhibaato xoog leh loo geysto.

Isagoo muujinayay mid kamid ah xad gudub yada ku socda ummada Soomaaliyeed ayuu sheegay in uu jiro xabsi ku hoos yaalla garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xabsigaas oo dadka cidiyaha looga siibo.

Halkan Ka Dhaegyso Idriis Xassan Faarax

Voice Of Somalia-Somali Leaks