DHAGEYSO:- Muqdisho Iyo Ka Ganacsiga Dadka Oo Laba Kacleeyay.

33980584

Ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa shisheeye ayaa si dhaqqaale loo helo dadkana loo cabsi geliyo mar kale waxay qaadeen weerar aragax iyo jaha wareer abuuray.

Habeen hore ayaa gidaarada looga daatay dadka ku dhaqan degmada yaaqshiid ee Muqdisho waxaana la arkayay dad fara badan oo banaanka la soo tubay ayna ku hareereysan yihiin ciidamo wejiyadooda laga dheeha karo in ay maandoriyaha aad u isticmaalaan.

Indheer garadka caasimadda gumeysiga ku jirta ee Soomaaliay ku dhaqan ayaa sheegaya in maalin walba jidadka laga xiro bulshada dhanka kalena dhalinyarada xabsiyada la geeyo kadibna lacago madax furasho ah laga qaato.

Nabadoon Maxamuud oo Muqdisho jooga ayaa tilmaamaya in loo baahan yahay in dadku ay xaqqa ku dhegaan oo wixii Allaah iyo Rasuulkiisu faray qaataan.

Halkan Ka Dhageyso Mabadoon Maxamuud

12378

Voice Of Somalia-Somali Leaks.