Prof Axmad Xaaji oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ah ee qurbaha ku nool ayaa ka sheekeeyay federalka Soomaaliya laga hir gelinayo iyo dhibaatada uu leeyahay. Wuxuu sheegay in uu yahay dowlad qabiileed ayna adkaanayso sidii dadka maalin la isugu keeno isagoo intaa ku daray in dowlado shisheeye federaalka ku lug leeyihiin gaar ahaan kuwa deriska ah dalka dadka madaxda maamulada ka ahna u shaqeeyaan. Wuxuu intaas raaciyay in itoobiya rabto Soomaaliya in ay gebi ahanba qabsato. Axmed xaajji ayaa warkaan kus heegay wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamig aah ee alfurqaan.
Halkan Ka Dhageyso Prof. Axmed xaajji.lite
Voice Of Somalia-Somali Leaks