VIDEO:-Askari kasoo goostay Liyuu Booliska oo ka hadlaya dhibaatada ay u geysteen Xoolo dhaqatada

34053535

Askarigan oo lagu magacaabo C/laahi Cali Dhoore kana tirsanaa Ciidanka Liyuu Booliska isla markaana kasoo goostay kadib markii uu sheegay in ku qanci waayay dhibaatada xun ee ay geysnayaan Ciidanka Liyuu Booliska ayaa waxa uu ka hadlay xili la keenay Degmada Guriceel sida arxan darada ah ee loo laayay Xooolo dhaqatada.

Askariga ayaa sheegay in go,aan la qaatay ay aheed in Caruur, Haween iyo Rag waaweynba aan lakala soocin xilgiii la qorsheynayay weerarka xoolo dhaqatada lagusoo qaaday.

Halkan hoose ka daawo hadalka Askariga kuna dhiibo fakarkaaga qaanada hoose ee Commentiga waa soo daabici donaa fakarkaaga.

Voice Of Somalia-Somali Leaks