DHAGEYSO:-Saaxiibka Xun Iyo Khasaarada Kuugu Sugan Adduun Iyo Aakhiraba.

34082814

Sheekh Cali Cabdullaahi Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay dhibaatada uu dhaxli karo qofka wadaay ka dhigta dadka xun xun.

Waxa uu sheegay in saaxiibka xun uu leeyahay halis badan kaasoo dadka dhaxal siiya khasaaro adduun iyo mid aakhiro intaba. Sheekhu waxa uu dar daarmay in qof walba rag iyo dumarba loo baahan yahay inuu ka fiirsado qofka oo saaxiibka ka dhiganayo.

Halkan Ka Dhaegyso Sh Cali Katiin 

Voice Of Somalia-Somali Leaks