Xilli shalay Barlamaanka Muqdisho sheegeen iney kalsoonidii kala laabteen islamarkaana ay kala direen baarlamaanka maamulka Jubboland waxaa arintaasi si degdeg ah kaga hadlay maamulka Dagaal-ooge Axmed Madoobe.
Gudoomiye ku xigeenka maamulka Jubboland oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Kismaayo waxa uu shaaca ka qaaday inay kalsoonidii ay kala laabteen islamarkaana ay xiriirka u jareen Maamulka Muqdisho aan soo dhaafi karin.
Voice Of Somalia-Somali Leaks