DHAGEYSO:-Aqoonyahan C/Qaadir Cali Yarow “Itoobiya Waxay Rabtaa Inay Xoog Itoobiyaan Nooga Dhigto Kana Yeeli Meyno”

34100701

Aqoonyahan Cabdulqadir Cali Yarow ayaa ka sheekeeyay cadawtooyada Itoobiya iyo ahdaafteeda gurracan ee Soomaaliya ku wajahan.
Cabdulqaadir ayaa hoosta ka xariiqay in itoobiya tabcatay amaba abuuratay soomaali badan oo iyada iminka u shaqeeya kuwaasoo ay ugu horeeyaan kuwa madaxda sheeganaya.
Wuxuu soo hadal qaaday warka Itoobiya ee ah in ninkasta oo Soomaali ah Itoobiyaan yahay taasuna aanay ahayn wax la qaada karo.
Wuxuu dadka Woomaaliyeed kula taliyay in ay iska dhacshaan oo ay iska difaacaan xabashida iyo tigreega iyo wixii la mid ah.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS