Halkan waxaad kadaawataa Sargaal katirsan ciidamada Police-ka Dalka Jabuutioo laga Duubay muuqaal isaga oo ficil Anshax xuma ah kula kacaya Qaxooti Yamaniyiin ah oo dalkiisa soo maciin biday.
Maamulka kaligiis taliye Ismaciil Cumar Geele ayaa caan ku ah naceybka Dadka Muslimka ah.
Wuxuuna walaal la yahay Ciidanka Xabashida oo duulaanka ku jooga GayigaSoomaliyeed.
HOOS KA DAAWO
Voice Of Somalia-Somali Leaks.