Cabdul Xayi ioo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho uu ka jiro loollan xooggan oo u dhaxeeya macallimiinta Soomaaliyeed ee diinta iyo maadigaba bara dadka iyo kuwa u shaqeeya hey’ado shisheeye oo caruurta marin habaabinaya.
Waxa uu sheegay in taas looga gudbi karo waalidiinta oo kasoo baxaan mas’uuliyadda ka saaran iney caruurtooda geeyaan goobaha lagu abrto diinta kadibna maadiga ay geeyaan iyagoo ka fogaanaya iskuulada hey’adaha iyo dowladaha shisheeye.
Halkan Ka Dhageyso Cabdul xay.lite
Voice Of Somalia-Somali Leaks