SAWIRO:- Maydadka Ciidanka Itoobiya iyo Gaadiidkii Looga Gubay Dagaalkii Duleedka Buurhakabo.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirada askar fara badan oo ka tirsan ciidamada Itoobiya kuwaasi oo lagu dilay dagaal maalmo ka hor ka dhacay duleedka degmada Buurhakabo ee gobalka Baay.

Bayaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab soo saareen ayeey si aad ah ugu faahfaahiyeen dagaalkaasi sida ba’an loogu xasuuqay ciidamada Ithoobiya oo ka mid ah kuwa  duulaanka ku joogaqeybo ka mid ah Konfurta iyo bartamaha dalka Somalia.

Halkan ka Akhriso bayaanka oo Arabi ah PDF
















Xigasho:Alkata’ib