Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayay Askar Jabuutiyan ahi Garba duub uga saareen Garoonka diyaaradaha oo uu iskudayay inuu galo xili uu lasocday Askarta Jabuuti,Ciidan Jabuuti ama HIIL GUMAYSI ayaa Hiiraan ku wehliya Ciidanka Xabashida ee duulaanka ku joogagayiga Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha ayaa isku dayay inow diido amarka Ciidanka Jabuuti oo uu yiraahgo ” Garoonkaygii waaye” waase laga diiday!!.
Voice Of Somalia-Somali Leaks