DAAWO:-Ma is leedahay ciidan Dabaabada wata oo Talyaani ah ayaa Xamar Jooga.

34190278

Waxaa si Qarsoodi ah loo duubay cutubyo ciidamo dalka Talyaniga kajooga magaalada Muqdisho kuwaasi oo wata dabaabadaha Dagaalka, dawlada Soomaaliya iyo tan Talyaniga ayaan waligood sheegin in ciidamo dalkaasi kasocda ay kusugan yihiin Gudaha dalka Soomaaliya.

Waxaa socda qorsho lagu doonayo in dib looga hir galiyo dhismaha kaniisadii uu Taliyaaniga ku lahaa Magaalada muqdisho.

Dadka qaarayaa leh ciidankan waxaa loo keenay inay ilaalo ka noqdaan Kaniisadii Talaayinga oo dhawaan dhismaheedo ka bilaami doono Faras magaalaha  magaalada Muqdisho.

Shacabka Muqdisho  ayaa durba isla dhexmaray arinkaas laga naxo waxaana  harinkaas si bareer  u diiday in Ummada Soomaaliyeed dib loogu soo celsho arin qatar galin gala Islaanimadooda loona dagaalamo Caruurta muqstaqbalka.

Voice Of Somalia-Somali Leaks