Mohamed Farah Hassan waa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 10 sano ah ku xirnaa Xabsiga Naxariis daradu taalo ee Jail Ogaden ee Magaalada Jigjiga isla markaasna loo gaystay Jirdil aad u badan oo waxshinimo ah.
Maxamed waxuu sanadkii 2006 ka kasoo tagay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesoto waxuuna tagay Magaalada Jigjiga waxaana Bishii Octobar ee isla sanadkaas 2006 Magaalada Jigjga ka dhex qabtay Cabdi Iley oo habeenkaas Maxamed uu qabanayo uun loo magacaabay Hogaan ku sheega Nabadgalyada.
Mohamed Faarah waxaa waraysi murugo badan ka qaaday Wariyaha caanka ah ee Cali Xaraare.
Voice Of Somalia-Somali Leaks