Sheekh Yuusuf Axmed oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa si kooban uga hadlay xukunka ruuxa Jaajuuska ah ee dadka Islaamka ah Jaajuusa.
Jaajuusnimada ayaa ah shaqada maalmahan ugu lacagta badan waxaa ku hoobtay Soomaali u badan Qurbajoog,kuwaas oo an ogayn ciqaabta ay leedyahay maalinta danbe qiyaamaha la wada qaawanyahay.
Voice Of Somalia-Somali Leaks