Bulshada ku dhaqan gobalka Shabeleaha hoose gaar ahaan deegaanada xariirka la leh deegaanka Leego oo dhawaan lagu laayay askarta Burundi ayaa waxay wadooyinka ku jiidaya meydadka askarta qaarkood.
Waxaa la arkayaa rag ,caruur iyo haween aad ugu faraxsan dhibaatada gaartay kuwii guryahoodi ka soo qaxiyay.
Dadka qaar ayaa ka soo ordaya meelo kale si ay u gaaraan goobaha meydadka la soo dhigay.
Qaar ka mid ah dadka fursadda u helay in meydadka burundiga ay arkaan ayaa u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan iyagoo takbiirta ku dhawaaqaya.
Halkan ka dhagesyo dadka isugu soo baxay goobta lagu soo bandhigey Meydadka Ciidanka Burundi
XIGASHO :-RADIO ALFURQAAN