DHAGEYSO:-Zakeriye Xaaji “nina dhiigiisa uma bixinayo inow guri kuu dhiso”

34243026

Siyaasiga Zakeriye Xaajji Maxamuud Cabdi ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan wuxuu ku sheegay in ciidamada shisheeye ee dalka soomaaliya jooga u dagaalamayaan danahooda ee aanay u dagaalamayn wax u qabashada dad soomaaliyeed warkaasoo siyaasiyiinta cadawga ku xiran ku cel celiyaan.

“Nina dhiigiisa uma bixinayo in uu guri kuu dhiso” sidaas waxaa yiri Zakeriye oo carabka ku adeegayay in ciidanku u dagaalamo wuxuu aaminsan yahay, dalkiisa iyo dadkiisa.

Wuxuu soo hadal qaaday dowladaha soomaaliya cadawga ku ah ee ay ee Kenya iyo Itoobiya  oo iminka askartoodu soomaaliya ka dagaalameyso.

Dhageyso Wareysiga Siyaasiga Sakriye .lite

Voice Of Somalia-Somali Leaks