Mu’asasada Al-kata’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirada meydadka ciidanka Burundi ee lagu xasuuqay dagaalkii Leego.
Sawirada labaahiyay waxaa kamid ah ciidamada mujaahidiinta oo dagaal culus ku qaadaya saldhigyada ciidamada AMISOM,Meydadka ciidanka Burundi oo daadsan gudaha Leego iyo saanado hub ah oo laga qabsaday xarumaha cadawga.
Bayaan kasoo baxay Al Shabaab waxaa lagu sheegay in lasoo bandhigi doono aqoonsiyada gaarka ah ee askarta iyo saraakiisha ciidamada shisheeyaha Burundi.
Source:Alkata’ib Media