VIDEO:-Taariikhdii iyo Gabayadii Xaaji Aadan Af-Qalooc,AUN.

31742785
 Xaaji Aadan Axmed Xasan (Afqalooc) waxa uu kamid ah Halgamayaashi  Soomaaliyeed ee sida weyn ugu soo dagaalamay xoriyada dhulkeena isla markana sida weyn ula diriray gumaystaha.
Waxana uu naf iyo maalba u huray sidii guumaystaha Ingiriiska Somalia looga saari lahaa Xaaji Aadan waxa uu ah halgama , waxa uu ah geesi aan gaban, deeqsi aan tashiilan.

https://www.youtube.com/watch?v=92lr4AI0I58&feature=youtu.be

Aftahan hibo eebe u siyay suugaan, dhulal badan kula dagaalamay Gumaystaha Ingirsiika waxa kale oo Xaaji Aadan Afqalooc aha Macalin diimeed dhulal badan baray diinta Islaamka waxa kale oo Xaaji Aadan Afqalooc lagu xasuusan doona Aftahanimadiisi iyo Suugaantiis Dahabka ahayad ee sida hagar la’aanta ah ee aan baaqashada lahayn uu gumaystahay ugula dagaalamaya afkiisa.
 Voice Of Somalia-Somali Leaks