Abwaan Yuusuf Maxamed Dhegay oo jooga Gobalka Galgaduud ayaa tiriyay gabay uu ku diganayo dowladda Burundi kuna muujinayo jabkii ciidankeeda ku qabsaday Gayiga
Soomaaliyeed.
Abwaan Yuusuf Maxamed Dhegay ayaa Burundi ugu baaqayinay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo haddii aany taas yeelinna wixii dhacaay iyadu isku dhigtay.
Abwaanka ayaa horay gabayo uga tiriyay shisheeyaha Soomaaliya ku soo duulay waxaana lagu xasuustaa gabaygii Dayniile ee uu mariyay
2011 markaasoo uu dul taagnaa meydadkii ciidankii Burundi halkaas looga laayay.
https://youtu.be/MDAx_ozI_Io
Dayniile waa degmo Muqdisho ka tirsan oo magaceedu dunida caan ka noqday markii dadka deegaanka iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo iskaashanaya ku laayeen ciidamo Burundi u dhashay oo aad u fara badan.
Voice Of Somalia-Somali Leaks