Kuxigeenka Dagaal-ooge Axmed Madoobe ninka la yiraahdo Fartaag ayaa waraysi siiyay mid kamida Idaacadaha Muqdisho.
Fartaag ayaa ku wareeray waraysiga laga qaaday,wuxuuna u hadlay sidii kuwii ka horeeyay,
Dagaa-ooge Maxamed Dheere iyo kuwii kadanbeeyay oo dhan ayaa sidan oo kale u hadli jiray waxayna dhamaantood ku danbeeyeen in Itoobiya dulaysato.
Voice Of Somalia-Somali Leaks