DHAGEYSO:-Qeybta 11-aad ee Barnaamijka Taariikhda Tataarka.

0

Tataarka waxay dadka Taariikhyahanadu sheegaan inuu ahaa Musiibo weyn oo ku habsatey Muslimiinta Caalamka, kadib markii ay ka tageen inay sharaf iyo Cizo ku noolaadaan islamarkanaa ay kala qeybsameen.

Voice Of Somalia-Somali Leaks