Wararka ka imanaya degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayaa sheegaya in khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac la gaarsiiyay ciidamo Itoobiyaan kadib markii loo dhigay weerar dhabba gal ah.
Ciidamadan ayaa waxaa lagu helay meel u dhow degmada Qansaxdheere sida ilo lagu kalsoon yahay ay xaqijinayaan, waxaana gaadiidka laga gubay uu yahay nooca Uralka.
Sidoo kale waxaa jira khasaare dhimasho oo aad u badan oo soo gaaray ciidankooda.
LA SOCO WIXII XIGA.