Iyadoo caawa ay bilatay bisha Shawaal maalinta Jimcaha ee barita ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fidri waxaan akhristayaasheena iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.
Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.
.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Voice Of Somalia-Somali Leaks