SAWIRO:Akhriso Magacyada 52 ka Mmid ah Saraakiisha iyo Askartii Burundi ee Dagaalkii Leego Lagu Laayay.

BkxPEV

Mu’asasada Al-kataib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay dukumiintiyo muhiim ah iyo aqoonsiyada saraakiisha Burundi oo kabadan 52 kuwaasi oo lagu dilay dagaalkii Mujaahidiinta 9 bishan Ramadaan ku qaadeen difaacyadii ciidamada Kufaarta Burundi ee deegaanka Leego’iyadoona wadarta guud ee ciidamada Burundi looga dilay dagaalkaasi ay gaarayaan 80 askari.

Aqoonsiyada labaahiyay ayaa ahaa 52 cunsur oo askar iyo saraakiil melleteriga Burundi katirsan,liiska waxaa ku cad magaca askariga cutubka uu katirsanyahay in Numberka uu ka yahay ciidamada shisheeyaha AMISOM oo dowladda Burundi ay qeyb ka tahay.

Hoos ka daawo kana akhriso magacyada iyo sawirrada askarta iyo saraakiisha Burundi ee lagu dilay dagaalkii Leego 52 kamid ah

Halkaan Ka Daawo Magacyada iyo Sawirada La Faafiyey

Magacyada 1aadMagacyada 2aadSawirada 1Sawirada 2aadsawirada 3aadsawirada 4aad