Hogaamiyaha kooxda Suufiyada oo warbaahinta lahadlay ayaa Inkiray meeshana kasaaray in ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM ee Kenya ay Qabteen magaalada Baardheere, waxaa se uu sheegay in ciidamada Itoobiya iyo Suufiyado ay qabsadeen.
Kuxigeenka Dagaal-ooge Axmed Madoobe Fartaag “Baardheere Waxaa qabsaday Jubbaland iyo Ciidamada Kenya ee Amisom”
Voice Of Somalia-Somali Leaks