Prof Axmed Xaaji ku sheegay in duulaka imanka ciidamada shisheeye ku qaadeen deegaano nabdoonaa uu yahay mid madaxweynaha Maraykanka Barack Obama dhaqaale looga rabo .
Wuxuu sheegay in la doonayo in hub iyo lacag laga qaato maadaama uu hormuud u yahay barnaamijka argagaxiso la dirirka ciwaanka looga dhigay ee lagu beegsanayo dadka Muslimiinta ah.
Asigoo hadalkiisa sii watta Axmed Xaaji wuxuu sheegay in geesta kale dowladaha iminka ciidamadoodu dagaalka ku jiraan ee Kenya iyo Itoobiya ay doonayaan in Soomaaliya qeybsadaan.
Halkan Ka Dhageyso Prof axmed xaajji
Voice Of Somalia-Somali Leaks