DHAGEYSO:-C/raxmaan Baadiyow: “DF Wey Fashilantay Madax Bannaanidii Wadankana Halis Bey Galisay”

34426297

C/raxmaan Baadiyow ayaa sheegay in DF ay ku fashilantay hawlihii loo igmaday oo ay kamid yihiin qabashada doorashada iyo ammaanka.

Wuxuu sheegay in qof walba ay isaga muuqato iney dhallanteed noqdeen wax yaabihii uu Xassan Sheekh sheegi jiray, taa badalkeedana ay ummadu aragto in jiritaankii wadanka uuba halis ku jiro.

Baadiyow ayaa intaas ku daray in Xassan Sheekh uusan ahayn nin u bisil ka hadalka shacabka ay shisheeyuhu xasuuqayaa, waxaana taa ugu wacan buu yiri, isagoo qudhiisa ku tuntay xuquuqda dadka shacabka ah.

Halkan Ka Dhageyso Cabdiraxmaan Baadiyow.lite