Maxamad Cumar Dalxa oo kamid ah Baarlamaanka DF ayaa sheegay iney ku fashilmeen qorshihii u daganaa ee ay ugu tala galeen sannadka 2016.
Waxa uu sheegay in qorshihii uu shalay Baaramaanka ka hor sheegay ra’iisulwasaaruhu ahaa mid fashil ku ah dowladda, maadaama aysan dhici karin doorasho.