Dagaal-ooge Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo kamid ahaa dagaal-oogayaashii caanka ahaa Muqdisho ayaa si ba’an u weeraray Dagaal-ooge Axmed Madoobe iyo ninka horbooda Maamul Beeleedka Waqooyi Bari Soomaaliya”Puntland”, kuwaasi oo uu kusheegay inay isu bahaysteen fashilinta maamulka Galmudug.
Voice Of Somalia-Somali Leaks