DHAGEYSO:Kaliil: “Baardheere Ma Hoos Timaado Axmad Madoobe”

34466401

Maxamad Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban DF, xiriir dhowna la leh Xabashida Itoobiya, ayaa meesha ka saaray hadallo kasoo yeeray maamulka magaalada Kismaayo, oo sheegayay in magaalada iyaga loo qabtay, oo ay maamul u sameynayaan.

Wareysi uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayuu ku sheegay in cidda magaalada qabatay ay tahay Xabashida Iyo Kenya, cidda loo qabtayna iyaga yihiin!!

Hadalka Kaliil ayaa kusoo aadaya iyadoo uu khilaaf ka dhaxeeya Xabashida iyo Kenyaatiga, kuwaasoo ku muransan cidda loo dhiibayo maamulka magaalada.

Maxamad Cabdi Kaliil.lite

Voice Of Somalia-Somali Leaks