DHAGEYSO:-HOTEL JAZEERA ‘MUQDISHO’ oo go’aan lagu gaaray in lawada dumiyo dibna loo dhiso.

34511843

Hoteel Jazeera ayaa ah mid aan laga dayactirin qeybta duntay oo kaliya,waxaa gaaray  dhiob weyn oo keenay in go’aan lagu wada gaaray in la wada dumiyo,hoosna laga soo bilaabo.

Hoteel Jazeera wuxuu ku yaal hka soo horjeedka Airporka Muqdisho,waxaana weerar aan noociiso horey loo arag ku qaaday Xarakada Alshabaab oo dagaal adag kula jira Dowladda Federaalka iyo waxa loogu yeero Beesha Caalamka.

Hotelkan wuxuu hooy u yahay safaarado dhowr ah oo ay ku jirto safaarada Shiinaha ay ku leedahay Magaalada Muqdisho, Waxaana sidoo kale degan Saraakiil iyo Diblomaasiyiin reergalbeed ah.

Waxaana lagu degan yahay lacago adag oo aad u badan,inta badana ku dhaca  Bangiyo ku yaal dalal kale.

Hoteelkan lama yaqaan cida milki ahaan leh,Somaaliduna waxay ka yihin adeegayaal oo kaliya.

https://www.tumblr.com/dashboard

Voice Of Somalia-Somali Leaks